Geed gaab yar oo illaa 50 cm ah. Oo jirrido iyo caleemaha gas ku leh. Caleentiisa dhuuban ee sida ugxanta ahina ay leedahay hareero sida miishaarta ah. Ubax cas, oo ka baxay surdhubta caleenta. Midho ku jira qolof.
Sabo: Kayn caleemihii qubtay, dhul burciid ama dhagax leh, joog ah 500 – 1200 m.
Filiqsanaanta: Itoobiya, Kiiniya iyo Carabaha.