Geed hoosaad gu’yaal jire ah, oo fidsan marna taagan, oo inta badan ku calaamadsan basali. Caleemo isku beegan, oo qaabka ugxanta ah. Ubax ka baxay surdhubta caleenta, oo caddaan ama casuus ah. Midho dahaadh casuusa leh oo saddex qaybood ah.
Sabo: Harame dhanka qodaalka ah, joog ah illaa 500 m.
Filiqsanaanta: Xero-u-dhalad ka ah Hindiya, Caadi ahaanna lagu arko kulaalaha Bariga Afrika iyo Carabaha.
Pickering & Awale (2018). Introduction to Plants of Central Somaliland. Page 77.
Annual herb, spreading or erect, often tinged with purple. Leaves opposite, ovate. Flowers arising in the leaf axils, white or pink. Fruit a pink capsule with three lobes.
Habitat: Weed of cultivation, altitude sea level to 500 m.
Distribution: Native to India, common in tropical east Africa and Arabia.