Geed gaab yar, oo illaa 30 cm ah, oo ay dabooleen timo dhalaalaya. Caleemo talantaalli ah, oo midab ahaan dameeri dhalaalaya ah oo hareeraha ka siman. Ubax cas, oo keli/madi ah.
Sabo: Goobaha furan ee dhagax-nuuradeedka ee sida dhaw ula siman badda.
Filiqsanaanta: Caadi ka ah Soomaalilaan.