Gu’yaal jire dheer, oo illaa 450 cm ah. Baabacada caleentiisu ay gaaban tahay. Ubaxiisuna uu baallaha ku yaal, iyaga oo ka dul baxay laamo kala dhaadheer, oo cawlaan khafiifa ah. Midho leh miiqyo dun ah.
Sabo: Jidhaamaha qoyan iyo hareeraha dooxyada.
Filiqsanaanta: Kulaaleyaasha meelaha qadiimiga ah.