Gu’yaal jire isku xidhan oo leh jirrid isku cufan, oo illaa 40 cm ah. Jirrido badan oo dhuudhuuban oo taagan iyo caleemo casuus ah. Dhuun wareegsan oo ay ku dul yaallaan qiyaas ahaan 50 ubax ah, oo cagaaran.
Sabada: Biyo qabatinnada iyo meelaha u dhaw ee la siman badda, joog ah illaa 1000 m.
Filiqsanaanta: Kulaale xigeennada.