Geed hoosaad gu’ jire ah, oo illaa 50 cm ah, oo jirridda gas ku leh. Caleemo si qoto dheer waaxyo u ah. Ubax huruud khafiifa ah, oo surdhubta caleenta ku yaal. Midho qolof leh oo ay malaacayaashu ay dabooleen.
Sabo: Dhul dhagax leh, joog ah 1200 – 1700 m.
Filiqsanaanta: Jabuuti, Itoobiya, Ereteriya.