Ziziphus jujuba Mill.
Family: Rhamnaceae
(somali: Gob)
[Ziziphus mauritiana Lam.,  more]
Ziziphus jujuba image
Ethel Aardvark  
Awale & Jama (2018). Hordhaca dhirta badhtamaha Soomaalilaand.

Geed illaa 15 m gaadha, oo inta badan qodxo badan iyo jirrid dameeri ah leh. Caleemo qaabka ugxanta ah, oo dacallo sida miishaarta ah leh. Ubax caddaan iyo huruud ah oo koox iskugu xidhan. Midho ku dhex jira cad cas.

Sabo: Dhul kaymeed, inta badan hareeraha biyo mareennada, joog ah illaa 1300 m.

Filiqsanaanta: Jabuuti, Meelaha qallalan ee Afrika iyo Eeshiya.

Ziziphus jujuba image
Ethel Aardvark  
Ziziphus jujuba image
Helen Pickering  
Ziziphus jujuba image
Fanghong  
Ziziphus jujuba image
Ori Fragman-Sapir; Ori Fragman-Sapir's TrekNature Gallery  
Ziziphus jujuba image
Kenpei  
Ziziphus jujuba image
Royal Botanic Garden  Edinburgh; Royal Botanic Garden Edinburgh  
Ziziphus jujuba image
Kenpei  
Ziziphus jujuba image
Luigi Rignanese