Jirrid illaa 40 cm ah. Caleemo miisaanka oo kale ah. Ubax ka kooban ubaxyo farabadan oo ku yaalla jirridda, oo caddaan iyo dhibco guduud ah leh. Midho ku jira qolof.
Sabo: Harame ka ah meelaha beeraha ah, ee inta badan dhagax nuuradeedka leh, joogga ah 1000 – 1500 m.
Filiqsanaanta: Itoobiya, Saqaddara, Bariga Afrika, Waqooyiga Afrika illaa Koonfurta Yurub illaa Hindiya.