Gu’yaal jire guntiisu loox tahay, oo illaa 70 cm ah. Caleemo qaabka ugxanta ah, oo leh hareero sida hirarka ah. Ubax soosali ah iyo casuus ah oo rucubo ah oo xagga hoose ku leh qanjidho isjiid-jiidanaya, iyo sidoo kale faxalside taagan.
Sabo: Kayn dhagax-nuuradeed leh, joog ah 150 – 1300 m.
Filiqsanaanta: Itoobiya iyo Kiiniya.