Jirridda iyo badhiduba waa dameeri waana jileec. Caleemihiisu waa goobo leh arooreyaal kala qaybsan, waaxyo gaagaaban iyo gas. Ubax aad u yar oo huruud/ cagaar ah. Midho wareegsan, timo leh oo ku yaalla surdhubta jirridda.
Sabo: Dhul dhagax leh; taagagga qallalan ee dhagax-nuuradeedka, joog ah 400 – 1500 m.
Filiqsanaanta: Itoobiya, Kiiniya iyo Tansaaniya.