Gu’yaal jire yar oo dhulka ku baahsan oo illaa 30 cm ah; oo gunta hoose laamo badan ku leh. Caleemo kooxo 3 – 5 caleemood oo yaryar ka sii kooban, oo leh timo dhalaalaya. Ubax casuus ah oo ah kooxo isku cufan. Midho ku jira kiish fidsan.
Sabo: Dhul dhagaxleh, joog ah illaa 1250 m.
Filiqsanaanta: Itoobiya, Carabaha.