Geedgaab fidsan oo illaa 1.2 m ah, oo leh jirrid sida miishaarta ah. Caleemo hilboon, siman, oo qaabka soodhka ah. Ubax midab ahaan fiyooleet ah oo hoos u qallooca oo leh xaad caddaan ah. Midho iniinyo ah.
Sabo: Kayn cagaaran oo dhagax-nuuradeed leh, joog ah 1700 – 1900 m.
Filiqsanaanta: Soomaalilaan gaar u ah.