Geedgaab yar oo isku cufan oo illaa 30 cm ah, oo gas leh. Caleemo talantaalli ah, oo hilboon oo cagaar dhalaalaya ah, isla markaana xaad iyo qanjidho badan leh. Ubax hurdi ah oo keli u taagan. Iyo mdho iniinyo ah.
Sabo: Ciid burciideed, joog ah 100 – 800 m.
Filiqsanaanta: Soomaalilaan gaar u ah.